Akhri: Madaxweynaha Galmudug oo xilkii ka xayuubiyay wasiir ku xigeenkii Gaadiidka Cirka iyo Dhulka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka ayaa Maanata xilka Qaadis ku sameeyay Wasiir ku xigeenkii wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Galmudug.

Maxadaweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane cabdikariim Xuseen Guleed ayaa xilka qaadis ku sameeyay Wasiir kuxigeenkii Wasarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdisamad Yuusuf Cilmi.

Kadib Markii uu Madaxweynhu u cuskaday wadasha qeyn la’aan Amardiido wasaarada dhexdeeda ah ayaa madaxweynhu go’aansaday inuu xilak ka qaado wasiir Kuxigeenkii Wasaarada Gadiidka Cirka iyo Dhulka Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdi samad Yuusuf Cilmi.

001

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.