Dhageyso: Maamulka Puntland ”waan ku raad joognaa dadkii dilay ganacsade Cumar Dheere”

Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland ayaa Sheegay in ay ku raad joogaan koox dil ka gaystay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

Gudoomiyaha Mudug ee Puntland Xasan Maxamed Khaliif ayaa  warkan ka sheegay  goob lagu aasayay mid ka mid ah  Ganacsatada ugu waawayn Gaalkacyo oo lagu toogtay ,Magaaladaas.

Gudoomiyaha waxa uu xusay in ka Maamul ahaan ay iska kaashan doonaan wax ka qabashada amaanka Magaalada Gaalkacyo

Dhanka Kale Gudoomiye ku xigeenka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur ayaa ka hadlay dilka marxuunkaas waxa uu kala socdo Maamulka Mudug ee Puntland.

Halkan ka dhagayso:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.