Daawo: Raysawasaarihii hore C/wali Shiikh oo Kawarbixiyey Heshiiskii Kenya Iyo Mareexan

Waxaa magalada Nairobi shir ku dhexmarey dawlada Kenya iyo Beesha Sade Mareexaan shirkaan ayaa looga hadlaayey sidii laysaga kaashan lahaa amanaaka xuduudda soomaliya iyo kenya iyo sidii al-shabab meel looga soo horjeedsan lahaa dhinaca kalana kenya oo rabta inay dhisto darbi.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.