Akhriso: Warmurtiyeedkii Laga soo Saaray Shirkii Nairobi uga socday Beesha Sade iyo Dowladda Kenya.

Waxaa Goordhaweyd lasoo saaray Warmurtiyeedkii kasoo baxay Shirkii beesha Sade iyo Dowladda Kenya uga socday magaalada Nairobi.

Warmurtiyeedka ayaa ka koobnaa ilaa todobo qodob oo isugu jira dhiriagalin iyo qodobo lagu hawlanyahay fulintooda ayaa goordhaweyd lasoo saaray.

Hoos ka Akhriso warmurtiyeedka.

warmurtiyeedkii

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.