Dhageyso: Saraakiisha gobalka Gedo oo faahfaahin ka bixiyay howlgallo ka socda gobalkaasi

Saraakiisha Dowlada Federaalka Soomaalia ayaa sheegay in Degaano badan oo ka tirsan Gobolkaas ay ka socdaan,  howlgalo ay ku doonayaan sugidda Ammaanka.

Waxa ay sheegayaan  Saraakiishan in   Howlgaladan si isku mid ah ay uga soconayaa Baladxaawo, Garbahaarey, Doolow iyo Ceelwaaq.

Saraakiisha ku sugan Garbahaarey mid kamid ah oo lagu magacaabo Col. Khaliif Xiireey ayaa mar uu la hadlay Gedotimes wuxuu sheegay in howlgalladani lagu doonayo in lagu xaqiijiyo ammaanka, isla markaana lagu qabto deegaannada weli ka maqan gacanta dowladda iyo AMISOM.

Saraakiil ku sugan Degmada  Baardheere ayaa  sheegay in sidoo kale  Degmadaas ay ka socdaan howlgaladan

Halkan ka dhagayso:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.