Dhageyso: MD xigeen Cameey ”Shirka dastuurka waxaa lagu qabanayaa Garoowe”

Maamulka Puntland ayaa sheegay in  Shir  looga hadlayo arimaha Dastuurka  ee lagu qabanayo Garoowe waqtigiisa uusan ka dib mari doonin.

Madaxwayne ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdi Xakiin Xaaji Camay  ayaa sheegay in shirkan ay ka soo qayb gali doonaan  dhinacyada Dowlada Federaalka Soomaalia, Maamul goboleedyada dalka iyo Beesha Caalamka

Shirkan ayaa lagu balan san yahay  in Magaalada Garoowe uu ka qabsoomo  10-ka bisha  na soo aadan.

Halkan ka dhagayso:

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.