Madaxwaynaha Kenya Uhura Ayaa 10 Milyan oo Dollar uGu Deeqay Beeralayda Jaadka

Waxaa hoos udhac wayn ku yimid cunitaanka jaadka kadib markii wadamada yuribaanku joojiyeen keenista qaadka wadamadooda, Beeralayda jaadka kenya ayaa waxaa hoos udhacay dhaqaalihii kasoo gali jirey jaadka, madaxwaynaha Kenya Uhura Kenyata ayaa uGu deeqay beeralayda jaadka uGu deeqay $10 Milyan oo doolar madaama ay soo food saartey dhaqaalo xumi .

Soomaliya ayaa kamida wadamada jaadka aad looga cuno kenyana usoo iibgayso jadka kalana noqota doolar  lagamana qaado canshuur cunitaanka  jaadka ayaa dhib xun ku haya Soomaaliya iyadoo  uu keeno xanuuno badan oo xaga maskaxda ah kenyata.

 

 

 

 

1 Comment

  1. lacagtanadey iska qaataan anakoo canshuur kaqaadin caqli aan ku dhano waa joojinayna waa waynay shacabka soomaliyeed ha tashadeen oo joojiya cunitaanka qaadka

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.