Daawo:Borame = Lacago Loogu Deeqay Dadka Abaaruhu Saameeyeen

abaar

Dalka Soomaaliya ayaa waxaa ku dhuftey abaaro kuwaas oo xoolihii iyo dadkiiba dhib xun ugaystey meelaha qaarkoodna dad ku dhinteen . deegaanada Boorame ku hareereysan ayaa waxay kamid yihiin meelaha abaartu sida xun wax uyeelaysay hadaba waxaa dadkii aabrtu kudhacdey lasoo gaarsiiyey lacag kala timid dalka dibadiisa iyo gudahiisaba.

Hoos kadawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.