Daawo:Xaaladda Nololeed ee Barakacayaasha Baydhabo oo Laga Dayrinaayo

Xaalad qalafsan ayaa soo wajahday dadka barakacayaasha ku dhaqan Baydhabo kuwaa soo kayimid Kenya,Yemen iyo Itoobiya dadkaan Ayaan haysan hoy fiican iyo cunta mana jiraan hay’ado caawiya, mana jiraan wax cawimaad ah oo kaga yimid Maamul Goboleedka Koonfur galbeed.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.