Daawo:Habkii Gacanta loogu dhigay laba gawaari oo mid kamida laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa

qar

qaraxyada kadhaca Muqdisho ayaa Joogto iska noqday kuwaas oo qasaaro ugaysta Shacabka iyo Ciidamada soomaliyeed iyo kuwa Amisom. Maamulka gobolka Baandir ayaa gacanta ku dhigay labo gaari mid kabuuxay waxyaabaha qarxa, Ciidamada dawlada ayaa isku dayey inay miinooyinka lagu qariyey inay furfuran ayakoo sheegay inay kuguulaysteen balse mid kamida qaraxaan ayaa dhaawacay hal askari iyo Camireyste ushaqeeya tvga qaranka.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.