Dhageyso : Maamulka Isbitaalka Dhimirka ee Degmada Caabudwaaq oo Gedo Times Uga waramay Hawlaha ISbitaalka sida ay u socdaan.

Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka galgaduud waxaa ka dhisan Isbitaal lagu xanaaneeyo dadka dhimirka kajiran, kaas oo baahida dadkaasi inbadan oo kamid ah daboolay.

Isbitaalkani oo ay aasaaseen Dadka Degaanka kadib amrkii loo caalwaayay Dadka Xanuunka Dhimirka uu hayo ee Degmadaasi ku dhaqan ayaa la aasasay Sanad kahor, Sida uu gedo Times u sheegay Mid kamid ah Hawladeenada Isbitaalkaasi oo lagu Magacaabo Cabdirisaaq Jaamac Garas.

Mudane Garas ayaa sheegay in aysan jirin wax gurmad ah oo ay ka heleen jaaliyadaha dibadda iyo Hay’adaha Samafalka, isago ocodsaday in laga qeybqaato sidii dadkaasi dhiban wax logo uqaban lahaa Isbitaalkane kaalin kuuqata looga geysan lahaa.

Garas ayaa u waramay Warqabadka Gedo Times ee Muqdisho isagoo bal ugu horeyntiine ka waramay, tirada dadka dhimirka laga haayo ee ay gacanta ku hayaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.