Daawo:Munaasabada tabaar loogu soo xirayay saraakiisha amaanka iyo guddoomiyaasha degmooyinka gobolka Banadir

Waxaa magaalada madaxda Soomaliya  Muqdisho lagu qabtey munaasabad toobaber loogu soo xiray gudoomiyaasha degmooyinka  iyo saakiisha Muqdisho oo ka qayb galeen taliyaha ciidanka boliiska soomaliyeed iyo gudoomiye kuxigeenka abniga gobolka Banaadir iyo kooxaha fanaanta.

Hoos Kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.