Ka Shifaad: Macalin Maxamed oo Colaad Dagaal Ka iclamiyay Kismaayo! “Akhriso”

Xaalka Kismaayo Xaajadiisa Ma Fiicneyn 105 Saac ee La so Dhaafay Ka dib Galistii Ciidamadii Ka amar Qadnayay Col Barre Hirale Markii Magaalada Lagu So Xareyay,oo ay Diideen Hogaamiyaha Maamulka Jubland, Beshiisa iyo Dowlada Kenya oo Siyaad Colaad Ka hurinaysay Kismaayo .
Kulmada Kismayo Ka dhacay 105 Sacadod e Doododa ay Ahayd Sida Ciidamada loo soo Galiyay Cida Maamuleyso Heynta Hubkooda Dad Kafaalo Qadaayo Waxaa Ay Noqdeen Kuwa Fashil Ku soo Gabo Gaboobo .
Inkastoo Ay Jiraan Dhinacyo Badan oo La isku Day inay Heshiis iyo Hal Argati ay Ka Qatan CiidamadaMa suuro Galin , Fariinta ugu Culus ee Lagu Guuley dareystay  ayaa ah in La heshisiyo Dowladaha Kenya iyo Itobiyo oo Magalada ay Ciidamadooda Marti Galineyso .
Hogaamiyaha Mamuulka Jubland Wax uu Fikirkiisa u Badal Go, aanka Ay Beshiisa Qaatay Saacaada Ciidamada La soo Xareyya Markii Ay Mareysay 72 Saac Kulamdii uu La Yeshay Saraakisha Itoobiyana ay Ku so Gabo Gabooben Guul Daro!
Somaalida Waxaa ay Ku Maah Maahdaa “Ratiga Hore Ratiga Danbe Saama Qadkisa Ayuu Leyaha” Waxaa u La jedaa Maah Mahdasi Axmed Socodkiisa Siyasaded Waxa Yeshay Wasiir Macalin Maxamed oo aamin San in kismaayo ay ledahay Besha Ogaden Dadka kalan ay yihiin kuwa Tabartooda ay goobata dhigtay.
Kismaayo waxa Kulamo joogt ah Ku Yelanayay Sacadihii ugu Danbeyya Besha Axmed Madoobe ka soo jedo Dhamantoodna Waxa ay isku mid Ka ahayeen “in Marexaan Magaalada Qabsday” Hadiibo Ciidamadiisa Lagu soo Xareyay Magaalada Gudaheeda .
Macalin Maxamed Waxu sheegay in kismaayo ay difaacsho oga Bahan Tahay besha Ogadeen Ciidamadoodan La diyaar Galiyo, Sidoo Kale Waxu sheegay in Hadii Kismaayo Dagaala uu Ka dhacao uu Ka Badan Lanyahay Kii Sadex Sano Ka hor Ka dhacay isagoo u Tusaleyay in Marexaan Ay Tagero Xogan ka helayaan Ciidamada Itoobiyo.
Ma jiraan isku soo Dhawaansho Siyasded oo Ka dhex muuqdo Hogaamiyaha Maamulka jubland iyo Siyasiyinta Besha Sade, Cida walbo Magaalada Waxa ay Ka jogtaa Goobta ay Ka Degan tahay iyadoo La isku Gafuur dhubayo.
Magaalada Hadal heybteeda ayaa Ah Mid laga Daremayo, inkasto Dad Qarkood aysan Daren Saneyn Dagaalka Siyasded ee Magaalada Ka jiro Markii aad Wacdan ay kuu shegayaan in Magaalada Xalkeeda uu Yahay mid degan Laakin Iyag waa “ Lax Dhukan Col iyo Abaaar Moog”
Heshiski Kismaayo Herkiisa Colaad Bilabtuu Noqaday Axmed Madoobana yuusan is Calool Xumeyn Waxaa Dilay Xulstiisa Xun !

1 Comment

  1. Aslam Alaykum.
    Waxaa nasiib daro ah in aad colaad aan jirin abuuray saan hadaad tihiin Gedotimes.com.
    Waxaa ila fiican inaad ilaah xaq dhawr taan oo joojisaan war aan jirin.
    Konton 52 labo ka tirsan maleeshiyad ii Bare Hiirale nabad ayay ku joogaan hada kismayo cid weeraraysaa ma jirto iyo cid xumaan kula dhaqmaysa midna.
    Ajaanib ma aha waa dad dalkooda jooga.
    Sida ciidamada Jubbaland ayaa dhaqan celin iyo tababar loo samayn.
    Macalin Mohamed ha ku danbaabina wuu og yahay been ta aad ka qorayaan.
    FaratFarataagna iyo Axmed Islam waa isku mid waana rag wada dhashay. Hadii Bari Farataag Madax Wayne ka noqdo Jubbaland waa lagu taageeri.
    Fadlan wanaag ka taliya markasta.

Leave a Reply to DrAlinur Cancel reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.