Daawo:Culumada diinta ee Buuhoodle ayaa ku baaqay in laga soo qayb qaato dhismaha macad Islaami ah

Culadiinka Cayn ayaa ku baaqey in walaalaha Islaamka ka qaybtaan dhismaha macadka Alraxmo oo laga dhisaayo Buuhoodle. waxaana loo dhisaayo caruurta agoonta iyo kuwa danyarta waxaana lagu baranayaa shareecada islaamka culimada waxay codsanayaa in walaaalaha islaamka meelay joogaan inay kazoo qaybqaataan dhismaha Macadkaan.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.