Dhageyso Tarzan ”Baarlamaanka ayaa iska leh ansixinta qodobada madasha qaran”

tarzan

Guddoomiyaha xisbiga cadaaladda bulshada ayaa sheegay in baarlamaanku ay xaq u leeyihiin ansixinta qodobada ka soo baxay shirkii madasha qaran.

Maxamuud Axmed Nuur Tarzan  ayaa sheegay in qodobadaasi aysan ansixin Karin madaxdii fariisatay balse ay ansixinteeda leeyihiin baarlamaanka.

Wuxuu ka hadlay nidaamka qabaliga ee 4.5 iyo doorashada lagu wado in ay ka qabsoonto magaalada Muqdisho isla sanadkani.

Halkan ka dhagayso:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.