Dhinacyada ku dagaallamaya galbeedka Baladweyne oo baaq nabadeed loo diray

Siyaasiyiin Iyo aqoonyahano Maanta muqdisho ku kulmay ayaa ku baaqay in guud ahaan la joojiyo Colaada duleedka baladweyne ka taagan oo maleeshiyo beeleed u dhexeysa

Kulankan maanta muqdisho ka dhacay waxa ayku dalbadeen siyaasiyiinta iyo aqoon yahanaduba in shuruud la’aan lagu joojiyo dagaalkaas

Waxa ay ugu baaqeen odayaasha gobolka Hiiraan inaan Loo Kala harin hakinta Colaadaas Si bey yiraahdeen aan uga baaqsano Barakac iyo dhibaata kale oo gobolku uu dib ugu Laabto

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.