Dhageyso: Odayaasha reer Hiiraan oo codsaday in la joojiyo dagaal beeleedka cusub

Waxaa isa soo taraya baaqa lagu dalanayo in lagu joojiyo dagaal meleshiyo beeleed ku dhexmara galbeedka Hiiraan

Dagaalka oo geestay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka Yarmook oo dhacda galbeedka Hiiraan

Waxgaradka Gobolkaasi ayaa ugu baaqay in eey joojiyaan dagaalka oo aays heegeen in khasaaro mooyee wax faa’iido ah uusan lahayn ,waxa eeyna ku booriyeen in eeyw ada hadal ku dhameeyaan wixii khilaaf ah oo ka dhaxeeya Warkaan Khalid ilka case ayaa ka soo diray B/weeyn.

Halka hoose ka dhagayso:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.