Dhageyso: Faah Faahin Ka So Baxeyso Dagaal Maleshiyo Beled Ku Dhex Maray duleedka Baladweyne

dagaal

Faah Faahin Dheeri ah Ayaa Wax ka soo Baxeysaa Dagaal Qasaaro Sababay oo Ciidamo Maleshiyoku  Beled ahku dhex maray duleedka Baladweyne  Dagaal Ayaa La sheegay inuu Ka dhashay Qasaaro isugu Jiro Dhimasho iyo Dhawac leh .

Qaar Ka mid Dhawacyada Ayaa la sheegay in La keenay Isbitaalka Magaalada Baladweyne oo Hada Lagu Dhabiibayo , Tirada Dhimashada ah ayaa wax ay mareysaa ilaa 4 ruux oo dhinacyadii Dagalamay ah.

Xaalada degaanka lagu dagalamay ayaa Hada degan Waxan lagu Wadaaa in Waan Waan laga Dhex Suubiyo Labada dhinac ee Dirirta dhex Martay.

Halkaan Ka dhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.