WAR DEG-DEG: Maaglada kismaayo oo Bandow Lagu soo Rogay iyo Xiisad Magalada laga Daremayo.

Hogaamiyaha Maamulka Jubland ayaa Lamaha Amaaanka Magalada Kismaayo Wax uu Ku amray inay Magalada Bandow Lagu soo Rogo , Ka dib Kulan Amaanka Magalada Loga Hadalayo oo Ka soconayo Xarun Ay Leyihiin Ciidamada Amisom.
Kulan Ayaa Wax Ka Qeyb Qadanayo Hogamiyaha maamulka Jublanda Axmed Madoobe , Madaxweyne Ku Xigeenka Jubalnd C/laahi Sh, Ismacil Fartaag Wasiirka Amniga Arimaha Gudaha Maamulka Jubland “Darwiish” iyo Saraakisha Amisom ee Ka Soco Wadamada Itoobiyo iyo Kenya .
Wariyaha U joogo Warbaahiyaha Gedo Times Wax uu shegay in Magalada Lag Daremayo Xiisad Coladeed ilaa iyo Markii La soo Xareyay Ciidamadii Tabacsanaa Col. Bare Hiraale,
Waxaa Wararka intaas ku Darayaa Besha Axmed inay Ka Carotay Ciidamada Lagu soo Xareyya Magalada kismaayo Waxa Maglada Gudaheeda Lag arkayaa Baabur Ay Ku Dhooban yihiin Maleshiyaadka Axmed Madooce oo Magalada Dafaheeda iyo Gudaheeda Lagu Arkayo.
Shalay Ayaa Magalaad Waxaa Si Ka dis ah Waxa Ku Garay Hogaamiyaha Maamulka Jubalnd oo ku sugnaa Magalaada Muqdisho.
La soco warar Kismaayo Wixii Ku soo Kordho

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.