Cabdi Shire oo Maanta Booqday Xerada Ay Ciidamada Ku Xareysan yihiin Kulana La Qaatay

Maanta Waxa Tagay Xerada Ma dhamato oo ay ku Xareysan Yihiin Ciidamada laga Soo Xareyay Duleedka Magalada Kismayo ee Tabcsanaa Col Bare Hiraale  Cabdi shire oo Ah siyaasi Ka soo jeedo besha Sade Waayadii Danbana si aad oga dhex Muuqday siyaasada Jubooyinka .

Kulan ayaa Waxaa La Qatay Ciidamada La soo Xareyya Waxa ayna iska Wareysateen Qaabka Loo soo Xareyay iyo Hiigsiga  Mustaqabalkooda Ciidan

Cabdi shire Waxa uu sheegay inay yihiin Ciidamo Qaran Sidoo Kala ay ku Xareysananayaan Xaruntooda Iyagoo La kulmeyn Wax dhib Ah Door Muhiim ahna Ay Ka Qadan donaan Awooda Siyasadeed ee Besh Sade ay Ku Lahaan Doonto Magaalada Kismaayo

Waxaa La isla Soo Hadal Qaday Ciidamada Hubkood oo Kuwii Culusaa Ay Heyso Itoobiyo iyo Waqtiga Ay Ku Xareysanayaan Xerada .

Waxa u u Sheegay Siyaasiga inay Socdaan wada  hadalo looga hadlayo Arimahooda Laakin ay Heli donan War Cad oo ku Saabasan jiritaanka Mustqabalkooda .

Dib ayuu oga Soo Laabtay Cabdi shire Ciidamada ,dhinac Kale kulan aan La shaacin Natiijada Ka soo Baxaday Ayuu la Qatay Ciidamada itoobiyo .

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.