Aqriso: Qoobadii ay Ku Heshiyen Ciidamada Itoobiyo iyo Garabkii Bare Hiraale ee La soo xareyay

Waxaa Ay Ciidamada Barre Hiraale Tabacasnaa ee Laga Soo Xareyay Goobweyn Heshiis Dhowr Qodob Ka Kobnaa Ay La Galeen Sarkaalka  Ciidamada Itoobiyo Hogaminayo ee Loo Yaqaano Satasvaa.

Qodabada ayaa Waxaa ka mid Ahaa.

1—Inan Lagu Warejin Karin Ciidamada la Xareynayo Maamulka Jubalnd iyo Ciidamada Kenya .

2—In Hubkooda Ay Heysanayaa Hadii Laga Qadayana ay Heyneyso Hubka Cul Culus Itoobiyo.

3–  Waqtiga Ay Tabo Barka Ku jirayaan Ciidanka inay Ka Badnaan Karin 3 bilood Ka dibna Hubkooda La siinayo.

4-Magaalada Kismaayo inay Ka Degayaan Xafaada Guul Wade Markii Tabo Barka u dhamaado ay Halkaasi Ka Sameysanayaan Xero Milateri.

5—Inay  Xaquuqdoda Ciidan Ay Qadanayaan Inta uu Tabo Barka u Soconayo Ay yihiina Ciidamada Qaranka Somaaliya.

Qodobadaan Waxaa Gedo Times Siyay  mid ka mid ah Saraakishii Heshiska La Galay itoobiyo oo La Hadlay   Xafiiska Muqdisho.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.