Daawo:Isku dhaca Madaxda Garsoorka iyo Madaxda Dawlada Federaalka Somaliya oo Ilkaxanaf Kahadlay

Waxaa marar badan isku dhaca Madaxda Somaliya iyo kuwa garsoorka taas oo sal u ah inaan sharciga loo hogaan samin iyadoosan jirey sharci kala saari kara hay’ad kasta shaqadeda. arintaan ayaa waxaa ka hadlay gudoomiyiha maxkamada sare Abukaati Caydiid ilka xanaf oo sheegay in madaxda dawlada Somaliya rabaan in sida ay rabaan loo sameeyo.

Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.