Daawo:Maxaabiis Puntland iyo Somaliland Kala wareeg Sadeen

Munaasabad ay kaqayb galeen qaybaha kala duwan ee booliska Nuugaal iyo sool oo maxaabuus lakala wareegsanayey ayaa ka dhacday Garoowe iyadoo xirika ka dhaxeeya Garoowe iyo Hargaysa uusan fiicnayn ayaa nin lacag kasoo dhacay Hargeysa ayaa lagu qabtey Boosaaso kadibana loo soo gudbiyey garoowe waxaana lagu wareejiyey booliska Sool ee Puntland ayakoo usii gudbin doona dhinaca Somalialand.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.