Dhageyso:Somaliland oo Xir xirtay qaar ka mid ah Dad qaaday Heesta Astaanta Qaranka Soomaaliya

xabsi

Ciidamada Maamulka Somaliland ee Magaalada Borama ayaa xabsiga dhigay qaar ka mid ah Dad qaaday Heesta Astaanta Qaranka Soomaaliya oo ku nool Magaalada Borama,kuwaas oo garan waayay sidoo kale Heesta Maamulka Somaliland ee ka hadleysa Calanka ay sameysteen Astaantiisa.

Sidoo kale Ciidamada ayaa xabsiga dhigay wariyihii Warka ka qaaday Dadka la weydiiyay Heesta Astaanta Qaranka Soomaaliya.

Halkana Ka Dhagey:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.