Dhageyso: Xildhibaan Xoosh ”Gaas wuxuu rabaa inuu isaga xukumo xildhibaannada Daarood, mana ka yeeleyno”

xoosh

Xildhibaan C/raxmaabn Xoosh Jabriil oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay danta madaxweyne Gaas uu ka leeyahay ku adkeynta Dowlada Soomaaliya ee arimaha doorashooyinka
Xildhiban Xoosh Jabriil Ayaa ka Shifay Qorshaha Cabdiweli Gaas EE Dorashoyinka Dalka
Wax uuna intaasi ku Daray in Cabdiweli uusan marka utaagneyn Masiirka Umada iyo Dalka balse uu yahay Hoomiye Dartiisa Farsaday.
Wuxuu sheegay in madaxweyne Gaas ujeedkiisu uu yahay sidii ay u hoos imaan lahaayeen xildhibaannada baarlamaanka ee matala deegaannada Puntland kuwaasoo iminka siyaasad ahaan ka soo horjeeda.
Wuxuu sheegay in arrintaasi aysan u suurtagali Karin isla markaana ay caalamka u sheegayaan inaysan raali ka ahayn kuna raacsanayn waxa uu Gaas wado.
Gaas ayaa dhowaan aqbalay in nidaamka 4.5 lagu soo dhiso dowladda cusub ee soo socota.
Halka hoose ka dhagayso codka

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.