Daawo:Wasiirka caafimaadka Soomaaliya la wareegtay qalab caafimaad oo kayimid Jaaliyada Finland

Wasiirka caafimaadka xukuumadda Soomaaliya Xaawo Xasan ayaa la wareegtay qalab caafimaad oo ay soo gaarsiyeen jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Finland qalabkaan oo dhan hal konteener ayaa loo qaybin doonaa gobolada dalka sida ay sheegtey wasiirada caafimaadka dawlada federalka Soomaliya waana baahi wayn loo qabey waana in jaaliyadaha kale ee Soomaliyeed sidaas iyo si lamid ah ka qayb qaataan dhismaha dalka Soomaliya.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.