Daawo:Wafti Kasocda Jubbaland OO Deeq lacageed Gaarsiiyey Ceel Biyood laaga qodayo Shaatilow Gedo

Wafti balaaran oo iskugu Jira wasiir kuxigeen,baarlamaan, madaxda Degmada Doolow iyo B/xaawo ayaa gaarrey deeganka Shaatilow iyo Geedwayne. waftigaan waxaa hogaaminaayey wasiir kuxigeenka arimaha gudaha iyo abniga  Jubbaland  C/rashiid Xasan  C/nuur iyo xildhibaann Denti ujeedkoodna waxaa uu ahaa siday uga qayb qaadan lahaayeen ceel biyood shhatilow laga qodaayo waxayna uGu deeqeen lacag dhan  4000 doolar.

Odayaaasha iyo waxgaradka ayaa  uga macad celiyey waftiga balaaran ee soo garey  uga baaqey umada kalana inay ka qayb qaataan biya galinta lagu sameynayo Shaatiloe.

Hoo kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.