Daawo: Siyaasiga Cabdi Shire Warsame oo Faafaahin dheeri ah ka bixiyay Heshiiskii Dhawaan ay kismaayo ku saxiixeeen.

Siyaaso Cabdi Shire ayaa ka hadlay mar xaladii Jubbaland iyo wadahalada ay lagleen ay soo martey iyo aqabadihii ka horyimid wada hadaladaa iyadoo ugu dambayntiina xal loo helay qilaafkiina halkaa lagu soo afjarey lana sugayo in lafuliyo wixii lagu heshiiyey uuna rajeynayo in si dhaqso ah la fulin doono qodobadii lagu heshiiyey.

cabdi shire ayaa marti ku ahaa barnaamijka Keynaanka wararka ee Jubaland TV ka baxa, isagoo faafaahino badan kabixyay qodobo ay hubanti la’aan ku xeerneyd oo kamid ah qodobadii lagu heshiiyay.

Hoos kadaawo:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.