Jaaliyadda Jubaland ee ku dhaqan Magaalada Nairobi oo soo dhaweysay Heshiiskii Kismaayo ka dhacay.”VEDIO”

Jaaliyadda Jubaland ee ku dhaqan Magaalada Nairobi ayaa soo dhaweeysey Heshiiskii lagu kala saxiixday Magaalada Kismaayo Maalin kahor, kaasi oo ay ku heshiiyeen Hogaamiyaha Jubaland Axmed Madoobe iyo Beesha Sade.

Heshiiska oo ahaa mid taariikhi ah ayaa waxaa iska soo daba dhacaya soo dhaweyntiisa iyo hmbalyada loo diraayo dhamaan dhinacyada uu khuseeyo Heshiiska.

Nabadoon Qamaan oo kamid ah Waxgaradka ree Jubaland ee ku dhaqan Magaalada Nairobi ayaa soo dhaweeyey Heshiiska isagoo ku tilmaamay guul usoo hoyatay ree Jubaland sida uu hadalka u dhigay.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.