DAAWO: Shacabka iyo Masuuliyiinta Maamulka Degmada Baardheere oo Xiliga habeenkii ah si wadajir ah u wada Qaxweeya.

Kadib hawlagllo Baaxad leh oo Maalmihii lasoo dhaafay ka soconayay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, ayaa waxaa caadi kuso olaabtay Nolasha Degmadaasi.

Maamulka Degmada Baardheere iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa Ilaa xilli dambe habeenkii waxa ay ku caweeyaan goobaha maqaayadaha ah ee la isugu yimaado ee ku yaala Degmada Baardheere.

Muuqaal Baahiyaha Jubaland oo Soo Maray Goobo kala duwan oo degmadaasi kamid ah ayaa Muuqaalka sosoocda ku soo qaadanaya qaar kamid ah Saraakiisha maamulka Degmada Baardheere iyo dadka shacabka ah oo Fagaaraha Cakaaro ee Degmadaasi dhex mushaaxaya, si kalsooni ku jirtane uga qaxweynaya Goobahaasi.

HOOS KA DAAWO MUUQALKA

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.