Xog : Maxaa Ku Soo Kordhay Shirka Kismaayo Ka Furmay

Muddo Lagu Qiyaasayo 4 Saacadod ayaa Wax Socdo Kulan Saaka Oga Furmay Maglaada Kismaayo Hogaamiyaha Maamulka Jubland  iyo Gudi Ka Socday Besha Sade oo Dhawaan La Magcabay iyo Qar Ka mid ahXubno Ka Socdo  Wadamaad Dariska ah .

Kulanka oo Sacado Badan Galay Ayaa Waxaa Wali La isku Fahmi La, Yahay 14 Qodob oo La Hor dhigay Axmed Madoobe oo uu Ku Biyodiidan Dan Yahay Aqbaladooda .

Waxan Gudiga Besha Ay ku Adkeysanayaan inay Daruuri Tahay in La Wada Aqablo Qodobada 14 ee Ay soo Qorteen .

Saraakil ka Socoto itoobiyo ayaa Wax ay Hogaamiyaha Maamulka Jubland Ku Cadadinayan inuu Saxiixo Qodobada Ay Besha Sade Hor dhigeen.

Wali Kulanka Waa uu Soconaya Wixii Ku Soo Kordhaa La Soco .

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.