Daawo:Madaxwayne Gaas 4.5 waa diidnay Minneapolis USA

Madaxwaynaha dawlad goboleedka Puntland ayaa xaflad balaaran oo loogu soo dhaweeyey loogu dhigay  magaalada Minneapolis USA waxaana halkaas isugu yimid dad farabadan oo isugu jira qaybaha bulshada.

xafladaa balaaran waxaa kahadlay odayaal aqoonyahno siyaasiyiin waxaa kaloo meesha kamaqnayn fanaaninta Soomaliyeed, ugu dambayntii madaxwayne gaas ayaa ka hadlayey wuxuuna sheegay in shacabka Puntland laga qaadet afti Puntland qarashkeeda bixisey waxayna isku raaceen inay inay diideen 4.5, shirarkii garoow1 iyo 2 waxa laysku raacay in la baabi iyo nidaamka 4.5.

Hoos Kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.