Qarax Ka dhacay Garbaharey

Qarax ayaa kadhacay meel dadku ku caweeyaan degmada Garbaharey ee gobolka Ged.

Qasaaraha uu geystay qarahasn ayaa  la sheegayaa inuu yahay dhimasho iyo dhaawacba, ilaa iyo hadana macada cida ka masuulka ah qaraxaan .

Degmada Garbahaarey ayaan looga baran qaraxyo iyo wixii lamidka amaanka magaalada ayaa aad ufiican.

Wixii wara kasoo baxa wararka dambaan idinku soo sheegaynaa ee hamoogaanina.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.