Dhageyso: Ganacsaade Lagu Dilay Magalada Baydhabo oo Lagu Aargudayay Indho Kori Dadkii uu Ku Dilay Dolow

Duleedka Magaalada Baydhabo ee Xarunta G, Baay Wax Goor Dhow Lagu Dilay Ganacasade C/laahi Maxmuud Aadan oo Ka mid Ah Ganacsatada Degmada Balad Xaawo,

Kooxo Hubeysan Ayaa Wax Ay Kala Dageen Gaari uu sarnaa oo Ku Sii Jeday Magaalada Balad Xaawo Ka dibna Wax ay Ku Dhufteen Xabado Dhowr ah Iyado Dhawicisa La Geyay Isbitaaalka Magaalada  Baydhabo  markii danbana uu ku Geriyoday

Koxo Hubeysa ayaa Ganacsadaha Geriyoday Wax ay u Dileen aan Qabiil oo Ku Saleysan Taas oo Salka Ku Heyso Dadkii uu Cabdi rashiid Janan Ku Dilay Duleedka Dolow  Oo Mid Ka Mid ah Ahaa dad Ka soo baay

Halkaan Ka dhageyso:

Wareysi aadan Rufle

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.