Muran Ka Taagan Xulista Gudiga Besha sade ee Axmed Madoobe Hor tagayo.

Wax uu Muran Xogan Ka Tagan Yahay Gudiga Hor tagayo Hogaamiyaha Maamulka Jubland  Oo Horey Logu Dhawaqay Xubnihiisa Waxaan Jiro Qan Cin Ka Socoto Magaalaad Kismaayo Taas oo Lagu Qancinayo Belaha ku Abtirsado Besha Sade .

Xubnaha Gudiga oo La shegay inay Garayeen 15 Ayaa Wax La isku Hayaaa Hala Gaarsiyon 18 Xubnood  Shalay Ayaa Waxaa Lagu Waday in Axmed Madoobe  Gudiga ay u Tagaan Lana Hor Geeyo Qodabad 14  ah ee La isku Fahmay .

Laakin Wax Dib U Dhigay Wafuud Tageysay Kismaayo oo Go, aanka Besha Sade wax Ku leh Wali Hada Kismaayo Waxa ka Socdo Kulamo Besha Sade ay Ku Yelanayana Waxa Lagu Wadaa inay Goor dhow soo Gabo Gabooban

Iyado Natijo Sax Ah Lag Soo Saaridoono Wax inta Bdaan La Xaqijyay in Besha Ay ku Heshisay Qodobada Laakin Hada Ay Tahay in La Dhamestiro Dadka Gudiga oga mid noqonayo  ee Hor Tagayo Axmed Madobe .

Qaar Ka mid Ah Dad Ka Qeyb Galayo oo La Hadalay Kulamada Gedo Times Ayaa Wax Xaqijiyeen In Besha Sade ay Si Buuxdo ugu Kulan San Tahay Magaalada kismaayo si aad loo aadkeyay Gobaha Ay Ka dagan Yihin Magaalada Gudaheeda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.