“Warbixin”Axmed Madoobe oo Bilaabay Fashilka Shirka Kismaayo.

madoobe

Iyado Wali uu San Furmin Shirka Wada Hadalka Besha sade iyo Axmed Ayaa Markiibo Hogaamiyaha Maamulka Jublnad Wax uu Bilaabay Fashilka Shirka Kismaayo ka Furmayo oo La Rabo In Xal Loga Gaaro Siyaasada Besha Sade iyo Axmed Madoobe .

Waxaa Jiro Qodob Faro Badan oo La donayay In Axmed La Hor dhigo Kuwaa  oo La Donayo in Xal Loga Dhigo Heshiiska uu La Galayo Besha Sade.

Axmed Ayaa inta aanan Heshiiska uusan Dhicin Qodobadan Aanan La Hor Geynin Waxa uu Xilal u Magacaabay Masulinta Maamulayo Dekada Magaalada Kismaayo , Garoonka iyo Taliyaha boliska  Jubland .

Dekada Kismaayo Shaqsiga Lo Magacaabay Ayaa La Shegay inay Rer Abti u Yihin Besha Sade uu Ka Soo Jedo Hogaamiyaha Qabilkisa , Shaqasiga Garonka Lo Magacabay ayaa La shegay inuu Ka soo Jedo Deganada Maamulka Putland ., Halka Taliyaha Boliska Maamulka Jubland oo loo Magacabay “Dhumaal” oo Ka so Jedo Besha Sade..

Waxaa uu Baahiyay Gedo Times Qodobo Ka Mid ah Kuwa La hor Dhigayo Axmed Madoobe Qodobadaasi ayaa Wax Ka mid ah Awood Qeybsiga Maamulkasi. Amxed ayaa Wax uu Furay Mushaakil siyaasaded oo ay ku Car Qaladeynayo Shirka  Madaamo Horey Loga Digay Cidii Xil Lo Magacabayo Ay Go, aankoda Ka Go,ayso Masulinta besha Sade Lakin Axmed uusan si Iskiis ah U Magacaabi Karin Masul Matalayo Besha Sade .

Dadka Falan Qeyo Arimaha jubland ayaa Wax ay Qabana in Axmed uusan Raali Ka Noqon Donin Heshiiska Besha Sade ay Rabto inay Kula Gasho Maglaada kismaayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.