Dhageyso:Taliyihii hore ee Kooxda Horseed oo Muqdisho ku Dhintay

Allaha u naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho Isbitaal ku yaalla ku Geeriyooday Maanta Gaashaanle Sare Abwaan Cismaaciil Dhimbil Dalabey oo soo noqday Taliyihii hore ee Kooxda Horseed.

Abwaan Axmed Saciid  Cali oo ka mid ah Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa gedo times u Xaqiijiyay Geerida ku timid Marxuun Cismaaciil,waxaana uu sheegay in Abwaan Cismaaciil uu mudooyinkii dambe Xanuunsanayay islamarkaana uu Xanuunkii hayay u Geeriyooday.

Dhanka kale Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa Tacsi u diray Ehelka iyo Qaraabadii uu ka dhintay Allaha u naxariistee Gaashaanle Sare Abwaan Cismaaciil,waxaana ay Alle uga baryeen inuu Janadiisa ka waraabiyo.

Halkaan ka dhageyso:

Waraeys ahmed siciid

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.