DAAWO Xildhibaano Ka tirsan baarlamaanka oo ka qeybgalay Sanad guruadii Sadexaad ee Jamciyadda SUHEYDA…..

cabdi
cabdi

Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay u daabdagidda Sanadguurada Sadexaad ee aasaaska Jamciyadda Suheyda oo ah hay’ad si bilaash ah wax u barta danyar soomaaliyeed oo badan.

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka ee ka qeybgalay kulankaasi ayaa bogaadiyay hawlaha muhiim ka ah ee ay ha’adaasi hayso, iyagoo uga mahadceliey aasaasaha Jamciyadda Mudane Xildhibaan yusuuf Xayle Jimcaale shaqada wanaagsan ee uu qabtay.

inkabadan 1100 arday oo soomaaliyeed ayaa qaab bilaash ah wax lagu abraa, oo ay garabq abataa jamciyadani SUHEYDA sidaa waxaa yri xildhibaanka aasaasay jamciyadani.

 

Daawo Muuqaalka Munaasabadda.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.