DAAWO: Maamulka Degmada Baardheere oo Bilaabay Diiwaan-galinta Gaadiid ka dhex shaqeeya Gudaha Degmadaasi.

Waaxda Gaadiid ee Maamulka Degmada Baardheere ayaa sheegay in ay bilaabeen diwiaan galinta gaadiidka degmadaasi ka dhex shaqeeya iyo kuwa safarad aku yimaada.

Taliyaha Waaxdaasi Cabdulaahi Cabdi Aadan Dalal oo ku magac dheer cabdulaahi eelaay oo warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in mamaulkooda uu bilaabay diiwaan galinta gaadiidka iyo kuxiritaanka taarkooyin lagu buufiyay caalamadda Jubaland.

Cabdulaahi eelaay ayaa dhianca kale baaqyo kala duwan Udiray Mamaulada Jubaland iyo koonfur galbeed isago ocodsadya in sida ka maamul degmo ahaan ay u xurmeeyaan gaadiidka degmadaasi kaga yimaado deegaanada kala duwan iyagane lo oxurmeeyo gaadiidka degmadooda ka taga ee gaara kismaayo iyo baydhabo.

Hoos ka Daawo Muuqaalka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.