Daawo:Nabadoon Barre Cali Magan Doolow lagu aasey

allaha unaxriistee nabadoon barre cali Magan oo kamid odayaasha laga tixgaliyo gobolka gedo ugana dad waynaa ayaa manta lagu aasey degmada Doolow ee gobolka gedo.
aaska waxaa kaqayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada sida Culumada,aqoonyahanada,dhalinyarada,hawenka, iyo qabaha bulshada oo dhan ilaahayna ugua inuu janadii geeyo eheladii iyo dadkii katagyna Samir iyo iimaan kasiiyo.
Hooska daawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.