Daawo:Iskuulka Sarinley ee Degmada Baardheere dib loo furey

Dusiga lagu barto cilmiga maadiga ee sariley oo ku taala degmada baardheere gobolka Gedo ayaa dib loo furay ardayda,macalimiinta,iyo waalidiinta ayaa aaad uGu farxay dib uhawgalinta iskuulkaan kasoo wax utaraya dadka deegaanka. maamulka iskuulka ayaa sheeegay in wali ay jirto baahi wayn oo haysta iskuulka loona baahan yahay in gacan laga geesto dadka jooga gudaha iyo dibada baahida uGu wayn oo ah buugaata,dhismaha iskuulka, mushaar macalimiinta iwm.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.