Degdeg: Qaraxyo Caawa laga maqlay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Ceelasha Biya ha.

War degdeg ah oo hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in ay goordhaw qaraxyo waaweyn ka dhaceen wadada xiriirisa muqdisho iyo Afgooye.

Qaraxyadani oo laga maqlay in tabadan koonfurta iyo galbeedka Caasimada ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa siinka dheer iyo ceelasha biyaha.

Goobjoogayaal ku sugan ceelasha ayaa sheegaya in qaraxyadani ay ka maqleen wadadaasi laamiga ah inkastoo ay sheegeen in aysan garan karin khasaaraha ka dhashay qaraxyadaasi.

Wixii kuso kordha kala soco wararkeena dambe insha allah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.