Xog: Farataag Muxuu Ku Xiray Shirkii Kismaayo Ka Socday

Shirki Ka soconayay Magaalada Kismaayo Ayaa Wax Albaabada Iskugu Dhuftay Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Jubaland C.laahi sh, Ismail Farataag.

Maalintii Shalay Ahyd Ayaa Goobta Shirka Uu Ka Soconaya Ay iskugu Gacan Qadeen Isaga Iyo Cabdi Rashiid Janan Ka dib Markii Wax Laga Weydiyay Arinta La Xariirta Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Jublnd.

Go, aan Ka soo Baxay Farataag Ayaa wax uu Ku Joojiyay Shirkii sharci Darada ahaa ee Ka Soconayay Magalaada Kismaayo Taa oo Hir Gashay.

Maalmihi La soo Dhaafay Ayaa Warbaahiyaha Gedo Times Waxaa U Bahinayay Qilaafka Xogan ee Soo Kala Dhex Galay Farataag iyo Indho Kori Inkasto Hada uu Marayo Meshii ugu Xumeyd,

Dadka Kismaayo Lagu Kulmiyay ee La Rabay Inay Ka Hadlaan Maseyrka Besha Sade aya La Kala saftay Labada Masuul ee Is Heyso.

Farataag Ayaa Wax uu aad ugu Dhagan yahay Siyaasada Itoobiyo Halka indho kori uu Ku Biiray Garbka Ahmed Madoobe Taana Ay keentay inay Danta Gaar ah Oga Hadlaan  Itobiyo iyo Kenya Ay Noqdaan Halkii Laga Rabay Inay Radiyaan Xaqa Iyo Xaquuqda Ka Maqan Dadka Ay Ka So jedaan ee uu Dhibka Fosha Xun uu ku Hayo Hogaamiyaha Maamulka jubland.

Labada Masuul ayaaa Wax ay Kenya iyo Itoobiyo Ku Kala Tar Tansinayaan Cidii Laga Dhigi Lahaa Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Jubland oo Qeyb Ka noqon Doono Sharci Darada Lagu Magaacabi Doono Golaha wasiirada Maamulkaasi Madaamo beesha Sade ay Diiday Shirkii Lagu Awood qeybsan Lahaa Hogaamiyha Jubland ay Dhabar Jab Xogan ku Noqotay.

“ Ahmed Madoobe Farataag indho Kori Kenya iyo Itobiyo”

Waxaa Ay Sugayaan Hestii Ahyd “ Ninkii Dhoof Ku yimidbay Geerida Dhibeysaa “

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.