Dhageyso: Xiisad u Dhaxeyso Maamulada Qatumo iyo putland oo Ka Tagan Duledka Magaalada Garowe

Xiisad Xoogan ayaa Wax Ay Ka Tagaan Tahay Duleedka Magaalada Garowe ee Xarunta G, nugaal Ka dib Markii La sheegay in La Sikiyay Kontorool Ku Yaalo Duleedka Garowe oo lo Sikiyay Goblka Sool oo uu Sheegto inuu Maamulo Maamulak Qaatumo.

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimah Gudaha Qatumo Abshir Sh, Cabdi Casis oo La Hadlay Gedo Times Ayaa Noo Xaqijiyay Xiisada Duledka Garowe Ka Tagan.

Ciidamada Maamulada Qaatumo iyo putland ayaa isku Hor Fadhiyo Iyado Laga Cabsi qabo inuu Halkaasi ku dhex Maro iska Hor imaad Labada Dhinac

Wasiirka ayaa Ku Edeyay Madaxweynhii Hore putland Faroole inuu Ka Danbeyo Xiisada Ka Tagan Duleedka Garowe, Waxaa uu Wasiirka Ku Edeyya Putland inaysan Diyaar u Ahyn Wada hada,

l Sidoo Kalan Dadka Degandooda Ka soo jeedo ee Xilalka Ka Hayo Putland aysan Matlin.

Halkaan Ka Dhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.