Dhageyso : “Xildhibaan Cabdi Bare”Amaaanka Muqdisho Waa uu Fashilanyahay

Xildhibaan Cabdi Cabdi Bare oo Ka mid ah Barlamaank Somaaliya oo La Hadaly Gedo Times Ayaa Wax uu Ka Hadlay Amaanka Magalaada Muqdisho . Amni Darada Casimada ayaa Dusha Wax uu Oga Turay Masulinta Laamaha Amaanka Somaaliya .

Wax uu Yiri Cabdi Bare “ Ma jirto Wax La Xisaabtamayo Laamaha Amaanka Wax Ay rabaan Ayay Subinayan wax Qibrad ahna uma Lahan Amaanka ee Hala Keno Sarakishii Hore”

Hadalka Cabdi Bare ayaa Imaanayo Xili Muqdisho Labo Habeeb Ka hor uu Ka Dhacay Qarx Xogan oo Qasaaro Sababy inkasto Aysan jirin Cid loo Soo Qabtay.

Halkaan Ka Dhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.