Dhageyso: Dhawaan Ayaan Fileynaa Dacawadii Reysal Wasaraha cumar Aan Ka gubinay Inay Maxakmada Sare Ku Dhawaqdo

Xisbiyada Dalka Ayaa Hore Waxa Ay Dacwad oga Gudbiyen Reysal wasare Cumar Cabdi Rashiid iyo wasiir Arimaha Gudaha Somaaliya Dacwdaasi oo Ka Hadalkeed uu Dheeraday ayaa Hada Gudoomiyaha Sahan Qaran Eng Ahmed Salaad ow aadan oo Lahadalay Gedo Times Ayaa Wax cuu Xaqijiyay Natijada Ay Filanayana .

Wax uu Dhaliilay Gudoomiyaha Laamah Amanka Somaaliya oo uu Sheegay inay Dayaceen Amaankii Cid Kula Xisaabtameysan Ma jirto ayuu shegay Gudoomiyaha.

Wax uu Kale oo uu Ka Hadalay Maamulka G, Banaadir ee Lagu Warejiyay Amaanka Casimada oo uu Dhalilay Qabkii Logu Warejiyay Maamulka

Wax uu Ugu Danbeyntii u Tacsiyey Eheladii iyo Qaraabdii ku Wax Yelabay  Weraradii Ismidaaminta ahaa ee Ka Dhacay Magaalaad Baydhabo.

Halkaan Ka dhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.