Xog Axmed Madoobe oo Kenya Ka Dhaadhicinayo Inay Ciidamadeda ay Geyso Baladxawo.

Hogaamiyaha Maamulka Jubaland ayaa Wax uu Dowlada Kenya Ka Dhaadhicinaya Inay Degmada Baladxaawo Geyso Ciidamo Ka socdo Kenya Si Halkaasi ay ugu Wardiyeeyan Cabdi Rashiid Janan oo loo Diiday inuu tago Magaalaad Dolow Ka dib Qilaafkii u Dhaxeyay Isaga Iyo Itoobiyo.

Cabdi Rashiid Janan ayaa Wax Kenya Ay u geysay Magaalada Mandheera Hub ay ku Abaal Marineysa Madaama uu Dafiray Xasuuqii Kenya Dadka Ugu Geystay Degaano hoostago Magaalaada Ceel Cade Siyaasada itobiyan uu Ka soo hor jestay .

Indho Kori oo ah Shaqsi Dhiban Badan u Gestay Beesha Sade Ka dib Marki Dad Shacab ah u ku Xasuqay Gobalka Kuwa Kalan Ka ibsaday Itoobiyo Ayaa Hada Wax uu Tafo xeydanayaa xasuuqa Kenya Besha ay ku Heyso Kenya inuu Qeyb Ka noqdo Taas oo Keni Doonto inuu Kenya ugu Adego Sida ay Ka dhex rabto Besha Sade.

Madxweynaha Dalka Kenya ayaa Shirkii Ku Soo Gabo Gabobay Jabuti uu ku dalabaday uhuru in Ciidamada Kenya ah La Geyo G, gedo si uu u socdo Xasuuqa uu kawaday jubooyinka iyo gedo Qeyb Ka mid ah .

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.