Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2016

itobiya

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in Ciidankooda ay joogayaan Soomaaliya

20th January 2016 admin 0

Ra’iisul wasaaraha Ethiopia Hayla Maryam Desalin ayaa sheegay in dalkiisa uu sii wadi doono taagerada ay siinayaaan Xukuumadda Soomaaliya oo la dagaalamaysa Xarakada Al-shabab una […]

aadan

DAAWO: Xil. Aadan Barre Oo Si Carro Leh Ku Amray In Talaabo La Qaado 48-Saac Gudahood “SABAB”

20th January 2016 admin 0

Hogaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa si caro leh uga hadlay weerarka Alshabaab ku qaadeen shalay xerada ciidamada Kenya ee AMISOM ka tirsan […]

David Cameron oo ku khasbaya Haweenka Muslimka inay bartaan Luuqada Ingiriiska!

20th January 2016 admin 0

Maqaal maanta oo Isniin ah lagu daabacay Jariirada The Times ayuu Raysalwasaaraha UK David Cameron uga hadlay qorshe cusub oo ay xukuumadiisa soo wado, kaasi […]

WAR CUSUB: Dalka Jarmalka oo Ciidan iyo Taankiyo usoo diraya

20th January 2016 admin 0

Wasiirka Gaanshaadhiga wadanka Jarmalka ayaa sheegtay in dowladeedu ay ka fikirayso in ciidamo milatry ay u dirto wadankaasi Libya ee fowdadu ay ka taagantahay. Ursula […]

Uhuru Kenyatta:‘’Shacabka Kenya ha u diyaar garoobaan dagaal ka dhan ah al-Shabaab’’

20th January 2016 admin 0

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa mar labaad ka hadley weerarkii jimcihi lagu qaadey Ciidamada Kenya fariisinka ku lahaa tuulada Ceel Cadde ee gobolka Gedo. […]

beesha

Beesha Caalamka Oo Hogaamiyaasha Soomaalida U Qabtay Waqti Ay Uga Heshiiyaan Qaabka Doorashada

20th January 2016 admin 0

Beesha caalamka ayaa sheegtay inay ka fileyso hoggaamiyayaasha Soomaaliya inay si deg deg ah ugu soo gudbiyaan go’aan ku saabsan hab doorasho oo la isku […]

DHAGEYSO: Dowlada Galmudug Oo Ka Hadashay Ujeedada Loo Tira Koobayo Guryaha Gaalkacyo.

20th January 2016 admin 0

Wasiiru Dowlaha Wasaarada Arimaha Gudaha Galmudug Cumar Maxamed Diiriye oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in sababaha loo tiri koobaya guryaha Gaalkacyo ay tahay sidii […]

Axmed Madoobe & Gaas oo Fashilkii shirka kadib shir khaas ah wada qaatay

20th January 2016 admin 0

Warar hoose oo aan ka heleyno magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in kulan qaatay Seddex saac ay aqalka Jubbaland ku yeesheen Madaxweynayaasha Jubba iyo Puntland. Kulanka […]

Qaar kamid ah Beelaha ka qeyb galaya Shirka Jowhar oo ka baxay Shirkaasi

20th January 2016 admin 0

Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe oo uu ka soconayo Shirka Maamulka loogu sameynayo Gobolada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya […]

USA: Maraykanka oo weli baadi-goobaya Askar saarneyd labo diyaaradood oo kusoo dhacay Hawaii

20th January 2016 admin 0

Diyaaradahan uu lahaa militariga Maraykanka ayaa la rumeysan inay isku dhaceen, shilkaasi oo dhacay Khamiistii lasoo dhaafay ayaan la ogeyn waxa sababay, waxaana maalmihii lasoo […]

Casharada laga bartay weerarkii Ceel-Cadde”Warbixin”

20th January 2016 admin 0

Wargeyska The Washington Post ee dalka Maraykanka kasoo baxa ayaa warbixin uu ka qoray weerarkii ay Al-Shabab ku qaadeen xerada Ceel-Cadde ee gobolka Gedo iyo […]

Dhagayso:- Warbixin Xiiso iyo Xasaasi ah Caruurta Magaalada Jowhar Maxay ku Haminayaan Mustaqbalka ?

20th January 2016 admin 0

Caruurta Somaliyeed ayaa ka hadla inta badan markii la waraysto waxyaabaha ay jecelyihin ku Haminayaan. Magaalada Jowhar waxaa Warbixin ka hadlay Amuurahaas ka diyaarisay Wariye […]

Dhagayso:- Wasiirka Dastuurka” Sanadkaan Waxaan ka gudbi doonaa Dastuurka KMG ah”

20th January 2016 admin 0

Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen oo xalay ka qeyb galayay Barnaaamijka ka baxa warbaahinta Dowlada ayaa sheegay in qorshaha Dowladda ee […]

Daawo Siyaasiyin iyo Maamulka Dagmada Balad Xaawo oo arin muhim ah kala hadlay Shacabka Balad Xaawo.

20th January 2016 admin 0

Wa side xaalada Dagmada Ceelcade ka dib ku labashadi Ciidamada DF iyo Kenya

20th January 2016 admin 0

Ciidanka Difaaca Kenya, ayaa waxay ugu dambeen ay maanta dib ugu laabteen Degmada Ceelcadde Ee Gobolka Gedo, xilli laga eryay maalintii Jimcaha, markii ay weerar […]

Posts pagination

« 1 … 7 8

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes