WAR CUSUB: Dalka Jarmalka oo Ciidan iyo Taankiyo usoo diraya

Wasiirka Gaanshaadhiga wadanka Jarmalka ayaa sheegtay in dowladeedu ay ka fikirayso in ciidamo milatry ay u dirto wadankaasi Libya ee fowdadu ay ka taagantahay.

Ursula Vonder oo la hadleesay wargeyska The Bild ayaa tiri “ nabad kusoo celinta wadamada Libya ay kamitahay waxay dan u tahay Berlin”,.

Dhanka isla wargeyska Bild ayaa qoray in macquul ay tahay in xukuumada Berlin ay baajiso in ciidamo ay u dirto Libya iyadoo ka eegaysa xaalada amaan ee hada Libya ay ku jirto , taa badalkeedana ay ciidamada u diri doonto Tunusia si halkaa tababaro ciidamada dowlada ay ugu siiyan.

Ursula wasiirka daafaca wadnaka Jarmalka ayaa sdoo kale walaac ka muujisay weerarada isdaba jooga ah ee ay ISIL ka fulinayso wadankaasi Libya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.