Wararka Maanta
Qalab Cafimaad oo Loo diray Isbitalka Midnimo Caabudwaaq Lagana Diray Sweden “Masawiro”
Waxaa Wadanka Sweden laga diray qalab Caafimaad oo aad usareeya oo wax badan kabadalaya baahida kajirta Isbitaalka Midnimo Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Galgaduud iyo deegaanada […]
Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Maanta Dhexmaray Wafti Kasocda Jubbaland iyo Madaxda Magaalada Mardera Kenya
waa kulankii maanta degmada mandera ee waqooyi bari kenya ay ku yeesheen wafdi ka soday dawlad goboleedka jubaland oo uu hogaaminayey wasiirka amniga cabdirashiid xasan […]
Cabdicasiis Daa’uud Farax Ayaa Bulshada Gobolka Gedo ugu Baaqay inay Dortaan Xildhibaan Daacad ah “dhageyso”
Cabdi Casiis Daa’uud oo kamida Aqoon yahayanada Gobolka Gedo ayaa mar uu wareysi siinaayey Bulshada Gobolka Gedo waxuu ugu baaqay shacabka Gedo inay doortaan midaan […]
Will 8 Jir Soomaali ah oo lagu dilay Sweden-Sawirro
Sideed sano jir Soomaali ah ayaa ku dhintay weerar ka dhacay magaalada Gothenburg ee Caasimada labaad ee dalka Sweden, Weerarkaasi ayaa waxaa uu dhacay kadib […]
Jaaliyada GalJubba London OO ka Tacsiyeysey Geeridii S/Guud Maxamed Cali Samata
Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee london dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka Galjuba ee hoos qoran waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku […]
John Kerry: Soomaaliya Waa in Lagarab Istaagaa Anakuna waa taageereynaa-SAWIRRO
Wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Bariga Afrika iyo xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka John Kerry ayaa maanta ku kulmay magaallada Nairobi ee dalka Kenya. Shirka ayaa […]